Sunday, May 29, 2011

          Feedback information
Inta maalin aan kulannay semesterka 2 iyo toopicyada:
Waxaan kulannay 7 mar waxeyna u dhacday sida tan:

26th March
Cell Membrane by Bashi Ahmed
Physiological Homeostasis by Mohamed Guled

2nd April
The Muscles
Physiological function
Reflex arch
By: Hussein Mustafa

The heart; anatomy, physiology
By: Hassan Said

The Nerves
Physiology
Action potential synapses
By: Abdullahi Mohamed Nur

9th April
Oral cavity, pharynx, esopahagus & stomach
Anatomy & main functions
By: Yusuf Axmed

Digestive system (upper part)
Physiology & pathology
By: Saleeban Ali & Faysal Faarax

16th April
Digestive system (lower part):
Small intestine, Large intestine and Appendix.
Anatomy & Main functions
By: C/fatax Warsame

Physiology & Clinical/Pathology
By: C/qaadir Maow

23rd April
No seminar---holiday

30th April
Respiratory system:
Anatomy and Main functions
By: Mohamud Hussein

Physiology and Clinical/Pathology
By: Hussein Mustafa

7th May
Liver
Anatomy, Main functions, Physiology
By: Mohamud Mohamed

Clinical/Pathology
By: Abdiwahid Alibeto

14th May
PANCREAS
Anatomy, Main functions, Physiology
By: Cabbas Mohamed Nuur

Clinical/Pathology
By: Maslax Haaji Cumar

Semesterkaan sifiican ayuu noogu dhamaaday alxamdullah, waxaan uugu mahadcelineena dhamaan ardaydii presenteyshanka noo soo sameysay iyo intii ka soo qeybqaadatay seminaaradii sabtiga iyo barnaamijyadii kale ee ururka.
Sidoo kale waxaan uugu mahadcelineynaa dhamaan walaalaha ka qeybqaadatay qabanqaabada Symposiumka iyo soo dhaweynta martida maalintaas (21st May).
Waxaan kaloo u mahadcelineynaa martida sharafta leh oo nooga imaadeen magaaloynka kala duwan ee Romaania iyo dibada.
Kulaankii sabtiga (28th May) waxaan ka hadalnay waxaa ka mid ahaa:
1. Soo dhaweynta ardeyda cusub ee sanadka soo socdo.
2. Topicyada aanu qaadanleheen semesterka soo socdo in qofwalbo emailka groupka ama comments ahaan ku soo galiyo.
Waxaan dhamaantiin idiin rajeyneynaa intaxaanaadka in uu Alle idiin sahlo oona ka faaideysataan summer holideyga.

No comments:

Post a Comment